Ibrahimcadde
Wax yar oo Taariikhdiisii ka mida

  • Wuxuu dhashay 1922kii

  • Wuxuu ku dhashay Dhagax madow

  • Aabihii wuxuu dhintay isagoo ilaa 8jira. Hooyadiina isagoo 12jira

  • Aabihii wuxuu ahaa ganacsade magaalada Jigjiga

  • Wuxuu bilaabay barashada diinta isagoo yar

  • Wuxuu wax barasho raadisa u tagay gobolada Soomaaliya intooda badan gaar’ahaan waqooyi dhinaca bari iyo dhinaca galbeedba

  • Shuyuukhdiisii waxaa ka mid’ahaa Sh C/llaahi Mubaarak

  • Wuxuu geeriyooday Alle ha u naxariistee 1999kii

©2008 All Rights IbrahimCadde.com Webmaster Anisa Sh Ibrahim
Thanks to www.sohari.com
www.qquran.org/qu.php